Maxaay Carruurtu Ugu Baahan Yihiin Tallaal.?
Maxay Carruurtu ugu Baahan Yihiin Tallaal.?
Carruurtu waa kuwa ugu nugul cudurrada faafa sababtoo ah difaaca jirkoodu weli ma dhammeystirna.Talaalka ayaa Ka ilaaliya cudurro halis ah.
Talaalka ayaa ka yareeya dhimashada carruurta.
Talaalka ayaa ka hortaga faafidda cudurrada bulshada dhexdeeda.
Carruur aan la talaalin waxay halis u yihiin in ay qaadaan cudurro halis ah, isla markaana ay cudurka u gudbiyaan carruur kale.
Talaalku waa badbaado.

Comments
Post a Comment