Ut wisi enim ad minim veniam, quis nostrud exerci tation ullamcorper suscipit lobortis nisl ut aliquip ex ea commodo consequat. Duis autem vel eum iriure dolor in hendrerit in vulputate velit esse molestie consequat.
Ku soo dhawoow Sadiq Hub. Waxaan daabacaa macluumaad caafimaad oo sax ah, fudud, lana isku halayn karo, kuna qoran af-Soomaali. Boggan waxaad ka heli doontaa maqaallo ku saabsan cudurrada, tallaallada, nafaqada, iyo ka hortagga xanuunnada. Hadafkaygu waa inaan bulshada Soomaaliyeed gaarsiiyo wacyigelin caafimaad oo qof walba si fudud u fahmi karo, anigoo adeegsanaya ilo caafimaad oo lagu kalsoon yahay.