Wednesday, 14 January 2026

Waa Maxay Talaal.?

 Waa maxay Talaal?

Talaalku waa hab jirka lagu bara sida uu uga hortago cudurro halis ah, cudurkas oo la so darsa qofka amaze ku dhaca, inta badan waxa cudurada aadka ugu nugul waa carruurta yar yar ee hadana ka yar 5 sano, aad ayay ugu nugul yihiin.

📌 Talaal Waa Difaaca Jirka.


Sidee talaalku u shaqeeyaa?

Talalku wuxuu ushaqeya, jirka ayuu ka caawiyaa inuu sameeyo difaac (antibodies).


No comments:

Post a Comment

Pages

SoraTemplates

Best Free and Premium Blogger Templates Provider.

Buy This Template